Daawo Swirada Maerykanka oo Diyaarado ku Qaxinaya Xaywaaanada ,Kadib Dufaan ku Dhufatay...

Daawo Swirada Maerykanka oo Diyaarado ku Qaxinaya Xaywaaanada ,Kadib Dufaan ku Dhufatay Florida ,iyo Malayin Qofood oo iyguna Qaxay

0
SHARE

Malaayiin qof ayaa guryahooda ka qaxay ka hor inta aysan soo gaarin Duufaanta halista badan ee loo yaqaan (Irma) taas oo ku dhufatay dalka Mareeykanka gaar ahaan gobolka Florida .

Daad gureeynta dadka ayaa maalmahaan dhan ka socotay gobolka Florida balse waxaa cajiib noqotay in sidoo kale Diyaarado iyo gawaari lagu daad gureeyay Xayawaanaadka nuuc yadiisa kala duwan sida Libaaxyada , Shabeelada , Shimbiraha , Maroodiga IWM kuwaas oo dhamaantood loo dalxiis tagi jiray .

Duufaanta IRMA oo ka soo bilaabatay Jasiiradaha Karibik loo yaqaan ayaa qasaaraha ugu weyn waxa ay ka geeysatay magaalooyinka Tampa iyo Orlado oo ka tirsan gobolka dadka badan ee Florida .









LEAVE A REPLY