Deg Deg Faah Faahin Daminta qeybo ka mid ah dabkii ka kacay...

Deg Deg Faah Faahin Daminta qeybo ka mid ah dabkii ka kacay Suuq Bacaad oo lagu guuleystay

0
SHARE

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya Suuq Bacaad ayaa waxa ay sheegayaan in gaadiidka Gurmadka deg deg ah ee maamulka Gobolka Banaadir , ay guuleysteen in ay damiyaan qeybo ka mid ah dabkii xooggana ee ka kacay Suuqaasi.

Dabka ayaa qabsaday qeybta dharka lagu iibiyo, ka dibna waxaa uu ku faafay qeybaha kale ee Suuqa  Sida Qeybaha kabaha iyo Sarifka.

Dabka ayaa la sheegaya in uu wali ka socdo qeybo ka mid ah Suuqa Sida qeybta Sarif, waxaana lagu guuleystay in inta badan dabkaasi in la damiyo.

ilaa iyo hadda lama ogga waxyaabaha Sababay dabka .

LEAVE A REPLY