Deg Deg Faah Faahin Rasaas laga Maqlay Goordhaw Suuqa Gaalkacyo

Deg Deg Faah Faahin Rasaas laga Maqlay Goordhaw Suuqa Gaalkacyo

0
SHARE

HM_Xafiiska Gaalkacyo War Goor dhaw ku soo Dhacay Xafiiska Warqabadka Warbaahinta Hobyomedia.com ee Gaalkacyo aya Waxa ay Shegayan in Goordhaw Rasaas laga Maqlay Suuqa Bartamaha Magalada Gaalkacyo

Lama Xaqjin Karo Rasaasta  Qasaraha ka Dhashay Balse Shacabka aya Cabsi Xoogan qaba

Ganacstada  wardiyaysta  Dukamaha u Dhaw Suuqa Gaalkacyo aya la Soo Shegaya in ay hubaysan yihiin waxana labada dhinac ay ku kala Jiraan  Difaac

Amniga Magalada Gaalkacyo aya Cago Fiican ku Taagneen Tan iyo Markii Bariga Gobalka mudgu ay ka Bilowdeen Dgaalo Goos Goos ah oo ku dhaxeya Galmudug iyo Puntland

Wixii Warar ah oo ku so kordha Kala Soco Hobyomedi.com

Hoos  Riix si aad u Dhageysato Warkasi uu Faah Faahsan

LEAVE A REPLY