Deg Deg : Xildhibanada Koonfur Galbed Qaarkood oo madaxtooyada Somaliya looga Yeeray...

Deg Deg : Xildhibanada Koonfur Galbed Qaarkood oo madaxtooyada Somaliya looga Yeeray Goordhaw si ay xilka uga Qadan Madaxweyne Shariif Xasan

0
SHARE

HM__Xafiiska Muqdisho : War Goordhaw ku soo Dhacay Xafiiska Warbaahinta hobyomedia.com ee Muqdisho aya Shegaya in Xarunta maaxtooyada Villa Somalia looga yeeray Xubno ka mida Barlmaanka Koonfur Galbeed kuwaasi oo hogaamin doona Mooshi dad Ban oo Xilka looga Qaadi Doono Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan

Xog Kooba oo aanu ka Soo Xiganay Wasiirka Dastuurka Maamulka Koonfur Galbeed Mudane C/Laahi Sheikh Xasan aya Sheegay in 9 Ka Mida Xildhibanada Madaxtooyada ay tageen halkaasina looga yeeray si ay xilka qaadis lagu sameyn doono sharikh xasan ay u horkacaaan

Qaabka ay wax u wado Dowlada Soomaliya

9 Xubnood oo ka Tirsan barlamaanka Koonfur Galbeed aya Waxa u yeeray agaasimaha Madaxtooyada Somaliya Fhad Yaasin Waxayna ku Heshiiyeen in ay afgooye  tagan kadibna ay Xilka ka Qadaan Madaxweynaha Maamul Koonfur Galbeed

Wixii Warar ah oo ku soo Kordha kala Soco Hobyomedia.com

LEAVE A REPLY