Dhagayso: Ciidamo Puntlland Ah oo Dhibaatoyin Kala Duwan Ka Wada Barriga Gobolka...

Dhagayso: Ciidamo Puntlland Ah oo Dhibaatoyin Kala Duwan Ka Wada Barriga Gobolka Mudug iyadoo Heshiiskii..

0
SHARE
HM__Xafiiska Gaalkacyo :iyadoo Gaalkacyo Ay Heshiis Qodobo Dhowr ah ku Gaareen Galmudug iyo Puntland Ayaa Waxaa Wali Deegaanada Bariga Gobolka MudugĀ  Ka Taagan Dhibaatoyin Kala Duwan oo Lasoo Sheegayo inay Geesanayaan Ciidamo Wada Gaadiid Dagaal.
Gudoomiyaha Degmada Bitaal C/qabiir Maxamuud Shire Ayaa Sheeegay in Ciidamo Puntland Ah Ay Falal Lidi Ku ah Bini,aadan timada Ay Ka Wadaan Bariga Gobolka Mudug.
Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY