Dhagayso:- Madaxweynaha Galmudug oo Maxuu kayiri Dagaalada Ka soo Cusboonaaday Bari Gobalka...

Dhagayso:- Madaxweynaha Galmudug oo Maxuu kayiri Dagaalada Ka soo Cusboonaaday Bari Gobalka Mudug

0
SHARE

Madaxweynaha Mamulka Gamudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa waxa uu ka hadlay Markii ugu horaysan xiisadaha Dagaal ee ka taagan Bariga Goblka mudug kaas oo u dhaxeeya Xoolo dhaqato ka soo kala Jeeda Puntland iyo Gamudug .

Axmed Ducaale Maxameynaha Maamulka Galmudug ayaa wax lagu xumaado waxa uu ku timaamay in uu Burburo Heshiis dhawaan lagu Gaaray Magaalada Gaalkacyo kaas oo u dhaxeeyay Waxgaradka labada dhinac ee Magaalada Gaalkacyo iyo Madaxda Puntland iyo Galmug Waxaana Madaxweyne Xaaf  uu  Masuuliyiinta labada dhinac ee magaalada Gaalkacyo  uu ugu baaqay in ay xooga saaraan sidii looga xakamayn lahaa xiisadaha ka soo Cusboonaaday Bariga Gobalka Mudug ee u dhaxeeya Xoola dhaqatada ka soo kala jeeda Puntland iyo Gamudug .

Hoos ka Dhagayso Codka 

LEAVE A REPLY