Dhagayso Warbixin :Masuuliyiin Galmudug iyo Puntland ah oo Hanjabaadyo Hawada isku mariyay...

Dhagayso Warbixin :Masuuliyiin Galmudug iyo Puntland ah oo Hanjabaadyo Hawada isku mariyay iyo Xiisada Mudug oo Gaartay Meelsare

0
SHARE

HM)Xafiiska Gaalkacyo : Warbaahinta Hobyomedia.com Ayaa Waxa ay Warbixin Dheer idin kaga Diyaarisay Sababaha Hortagan in uu Dhaqan Galo Heshiisyada Labada dhinac ee Galmudug iyo Puntland Mar Walba ay Wada Galaan

Warbixntan aya Waxa aan Daaha uga Qaadi Doonaa Waxa soo Cel Celiya Dagaalada Dhax Marayaa Xoolo Dhaqatada Labada dhinac oo Ugu Danbeyn Mar Walbana ciidaamada Labada dhinac ay ku kala Biiraan Taasi oo Sababta in Dagaalada Miyiga Gobalka Mudug ka Dhacaya ay Saameyaan Mgaalada Gaalkacyo oo ah magaalo u kala Qaybsan Galmudug iyo Puntland

Warbixinta waxa soo Jeedinaya Wariye Hanad Abdi Farah nasta oo ka Tirsan Hawulwadeenada Hobyomedia ee Gaalkacyo

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY