DHAGAYSO:Ciidamada Amaanka Jubbaland oo maalintii Labaad xabsiga Dhigaya Dad u banaabaxayay Qalbidhagax+Tirada

DHAGAYSO:Ciidamada Amaanka Jubbaland oo maalintii Labaad xabsiga Dhigaya Dad u banaabaxayay Qalbidhagax+Tirada

0
SHARE

Ciidamada aamaanka Jubbalanad ayaa is hortaag ku sameeyay dad rabay inay u banaabaxaan cabdikariim Muuse Qalbidgagax.

Dibad baxa ayaa waxa ka qeybgalayey dad ubadnaa Haween iyo Dhalinyaro kuwaasi  oo la sheegay inay ka xumaadeen dhiibitaankii C/kiriin Muuse Qalbi dhagax oo loo gacan geliyey Dalka Itoobiya.

Kudhawaad 120 Qof oo Shacab ah ayaa waxa Xabsiga loo taxaabay Shalay ilaa Xalay kuwaasi oo dibad baxa ka dhigayey Magaalada Kismaayo.

Ciidanka Jubbaland ayaa waxa Amray Xariga dadkaan Madaxda Sare Ee Jubbaland maadaama ay Amniga Dhibaato ku hayeen oo ay ubanaanbaxayeen C/kiriin Qalbi dhagax oo Itoobiya loo dhiibay.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY