Dhageyso Ahlusuna oo ka hadashay Ciidamo la sheegay in la geeyay Dhuusa-mareeb

Dhageyso Ahlusuna oo ka hadashay Ciidamo la sheegay in la geeyay Dhuusa-mareeb

0
SHARE

Warbaahinta qaar ee dalka ayaa shalay tabiyay war sheegaya in Ciidamo ka tirsan Midowga Afrika ee AMISOM la geeyay magaalada Dhuusa-mareeb ee gobolka Galgaduud.

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka gobolada dhexe ee Ahlusuna C/laahi Xirsi Diirshe Daacad ayaa warbaahinta  u sheegay in ay been abuur yihiin wararka sheegaya in Ciidamo AMISOM ah la geeyay magaalada Dhuusa-mareeb.

Wuxuu sheegay warkan in uu yahay xaaalad qaldan oo la abuuray, maamulka gobolada dhexena warkaasi uu u arkayo mid dad gaar ah ay iska wadaan.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY