Dhageyso Barlmaanka Maamulka Galmudug oo sheegay in Hadii Madaxweyne Xaaf arintagan uu...

Dhageyso Barlmaanka Maamulka Galmudug oo sheegay in Hadii Madaxweyne Xaaf arintagan uu san Wax ka Qaban ay qaadan Doonaan Go,aankii Horay Looga Qaatay Madaxweynihii Hore C.kariin Xuseen Gulled

0
SHARE

Qaar Ka Mida Mudanayaasha Baarlamaanka Galmudug ayaa ka Hadlay Arinta La Xariirta Hanaanka Loo Qaybinayo Raashinka Mucaawinadaa Ee Loogu Deeqay Galmudug Kaa Oo ilaa Iyo Hada Ku Jira Bakhaaro Ku yaala Deegaanada Galmudug Mudo Dheer.

Xildhibaan Cabdi Sugule Guuleed Oo Wareysi Siiyay Hobyomedia.com ayaa Si Kulul Uga hadlay Arimahaasi,wuxuuna Xusay Hadaan Si Deg Deg Ah Loo Qaybin Raashinka ay Qaadi Doonaan Talaabo Sharciga waafaqsan ayna Horay u Dhaceen Arimo Lagu lunsaday Deeqo Loogu tala galay dadka Masaakiinta Ah,

Xildhibaan Sugule wuxuu Sidoo kale Sheegay In Xaalada ka Dhalatay raashinkii 2016kii Galmudug Loogu Deeqay Ee La Musuq Maasuqay Sababtay In Xilkii laga Qaado Madaxweyne C.kariin Xuseen Guuleed.hadana ay Ka Fiirsan doonaan Sida Howshaan Loo Wajaho…

HOOS KA DHAGEYSO CODKA XILDHIBAANKA..

LEAVE A REPLY