Dhageyso beelaha Mursade iyo Habar-iji oo Kala Qaatay Diyo Kadib heshiis Galgaduud...

Dhageyso beelaha Mursade iyo Habar-iji oo Kala Qaatay Diyo Kadib heshiis Galgaduud ka Dhacay kaa oo Shaab ay Garwadeen ay ka ahaayeen

0
SHARE

Ururka Al Shabaab ayaa Sheegay   in  hishiis  ay kala dhex dhigeen beelaha Mursade iyo Habar-iji oo ka mid ah beelaha dega gobalka Gaduud ee bartamaha dalka Somaliya kuwaasi oo xurguf soo kala dhex gashay.

waxey labada beelood kala gudoomeen Diyo,waxaana goobta ku sugna sida ay shegeen kooxo ka socda dhanka Ururka Al shabaab

Ugaaska Guud ee beesha Mursade Ugaas Cabdu Llaahi Daahir Axmed  oo la Hadlay idaacada Al Shabaab ayaa xusay in  hishiis ay  Wada Galeen beelaha Habar iji iyo Mursade.

Hoos ka Dhageyso Codka Ugaaska-Guud-Mursade

 

LEAVE A REPLY