DHAGEYSO:-Beesha Xawaadle oo si Weyn ugu kala Qeybsantay Maamulka Hirshabelle oo Wajahaya...

DHAGEYSO:-Beesha Xawaadle oo si Weyn ugu kala Qeybsantay Maamulka Hirshabelle oo Wajahaya Hurgumooyin Siyaasadeed

0
SHARE

Maamulka Hirshabelle ayaa haatan wajahaya Xiisado Siyaasadeed oo jiritaankiisa Qatar Gelin kara kadib markii ay sameysmeen Is bahaysiyo kala duwan oo ka biya diidan inay la shaqeeyaan Madaxweynaha Cusub,

Doorashada Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare (Siraaji) ayaa Niyad jebineysa inta badan Siyaasiyiintii Garab taagnaa Madaxweynihii hore ee Maamulkaasi Cali Cabdulaahi Cosoble oo Codka Baarlamaanka Hirshabelle Xilkiisa ku waayay,

Cosoble oo Taageero ka helay Ugaaska Beesha Xawaadle ayaa Maamul sheeganaya Hiiraan oo kaliya uga dhawaaqay Beled weyne waxaana taasi dhabar jab ku tahay shaqada Madaxweynaha Cusub,

Xildhibaanadii XIlka ka qaaday Cali Cabdulaahi Cosoble kadibna Booskaasi u Doortay Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare (Siraaji) Maxay ka aaminsan yihiin Saameynta uu ku yeelan karo Cosoble Maamulka Cusub, 

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY