Dhageyso :Cawaaqibka ka Dhashay Dhoofinta Sarkaalka ONLF ee Dowladda Farmaajo u Dhiibtay...

Dhageyso :Cawaaqibka ka Dhashay Dhoofinta Sarkaalka ONLF ee Dowladda Farmaajo u Dhiibtay Itoobiya

0
SHARE

HM))Xafiiska Muqdisho Muranka ka dhashay Dhoofinta Sarkaalka ONLF ee loo Gacan Geliyay Dowlada Itoobiya ayaa saameeyay Qeybaha kala duwan ee Hey’adaha Dowladda Soomaaliya,

Ugaas Maxamed Weli Sheekh Cumar oo ka mid ah wax Garadka Soomaaliyeed ayaa sheegay inaysan marna ka Ogolaan Doonin Dowladda Farmaajo inay Iibiso Muwaadiniinta Soomaaliyeed waxa uuna Cadeeyay in leys xisaabinayo,

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY