Dhageyso Culumada Gobalka Mudug oo isku yimid kana Hadlay Arintii Cabdi wali...

Dhageyso Culumada Gobalka Mudug oo isku yimid kana Hadlay Arintii Cabdi wali Sheikh Cilmi Yare ee Muranka Badan Dhalisay

0
SHARE

Sida wararkeena goor dhow aad kula socoteen waxaa magaalada Gaalkayco shir jaraa.id ku qabtay culumada gobolka mudug kuwaasi oo ka hadlay arinta taagneyd maalmahan,

culumada ayaa shir jaraa.id oo ay qabteen kaga hadlay sida arintaasi u arkaan iyo waxa ka jiro Nin lagu magacaabo Cabdi weli cali cilmi yare,

Shiikh ilka Dahab oo kamid ah culumada Galmudug gaar ahaan Gobolka mudug ayaa ku jiray culumada Waxana uu dhankiisa si dheer kaga hadlay arinta, Waxana Culumadaasi ka mid ahaa Sheikh ilka dahab iyo culumo kale

Hoos ka Dhageyso Codka]

LEAVE A REPLY