Dhageyso Dagaalo Koban oo ka Dhacay Qaybo ka Mida Xafadaha Muqdisho ,iyo...

Dhageyso Dagaalo Koban oo ka Dhacay Qaybo ka Mida Xafadaha Muqdisho ,iyo Banaanbax ka Socda Muqdisho

0
SHARE

Banaanbax ayaa ka socda degaanka Haanta dheer ee degmada Hodan oo ay saakay weerar ku qaaday Ciidamada Xasilinta Caasimadda.

Qaar ka mid ah dadka kunool Xaafadahaasi ayaa banaanka u soo baxay, waxaana ay sheegeen in saakay aroortii ay kusoo baraarugeen dhawaqa rasaasta.

Saraakiil ka tirsan ciidamada Milatariga iyo Nabadsuggida ayaa ku baxay goobihii saakay lagu dagaallamay,

Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya ayaa sheegay in ay tahay wax laga xumaado in saakay ay weerar kusoo qaadaan Ciidamada Xasilinta Caasimadda ,Xaafadda Haanta dheer ayaa hadda degan, waxaana socota dadaallo lagu xalinaayo dagaalkii saakay halkaasi ka dhacay.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY