DHAGEYSO:-Gudoomiyaha Barlamanka Soomaliya prof Jawaari oo sharaxaad ka Bixiyay Waajibaadka Gudiga loo...

DHAGEYSO:-Gudoomiyaha Barlamanka Soomaliya prof Jawaari oo sharaxaad ka Bixiyay Waajibaadka Gudiga loo Xilsaaray Arinta Qalbidhagax

0
SHARE

Baarlamaanka Soomaaliya oo Gudi u Saaray Go’aankii ay Xukuumadu ka qaadatay Sarkaalkii Jabahaedda ONLF,

Talaabadaasi ayaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ku sheegay mid ay si wadajir ah uga gaarayaan Go’aan Umada Soomaaliyeed waxaana ku raacay inta badan Mudane yaasha Golaha,

Gudoomiye Jawaari ayaa sheegay inay Go’saanka Gudigaasi dhawaan u soo Gudbin Doonaan Gudoonka Golaha kadibna si wajir ah loo shaacin doono,

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY