Gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug Cali Gacal Casir oo Xabsi guri ku ah Cadaado, ayaa warbaahinta uga waramay Go’ankii ka soo Baxay Xildhibaanada Baarlamanka Maamulkaasi
Wuxuuna sheegay in Xildhibaanada Baarlamanka ay fadhi ay Ku Yeesheen Magaaladda Cadaado, ay Soo xaadireen 55 Xildhibaan, maadaama uusan isagu awoodin inuu ka qeybgalo fadhiga baarlamanka
Hoos ka dhageyso Codka