Dhageyso Jamhada ONLF oo Arin kale oo Xasaasi ah Daaha ka Qaaday...

Dhageyso Jamhada ONLF oo Arin kale oo Xasaasi ah Daaha ka Qaaday ,Baaq loo diray Culumada Muqdisho ku sugan

0
SHARE

Hoghaya Golaha Dhexe ee ururka ONLF  Maxamed Cabdi Yaasiin Diirane iyo sheekh C/laahi Sagal oo ka mid a culumadda soomaaliyeed  ayaa ka codsaday culumadda Muqdisho gaar ahaan Sheekh Nuur Baaruud Gurxan iyo Sheekh Bashiir Axmed Salaad in ay ka soo hadlaan oo aysan ka aamusin sheegida xaqqa iyo ka hortagidda dulmiga madaama ay yihiin dadkii indha u ahaa shacacbka aakharana la waydiin doono.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY