Dhageyso Khilaaf Xoogan Oo Ka Dhex Aloosan Culimada Gaalkacyo Kaasi Oo Ka...

Dhageyso Khilaaf Xoogan Oo Ka Dhex Aloosan Culimada Gaalkacyo Kaasi Oo Ka Dhashay Nin U Gafay Nabigeena Muxamad (NNKH) ,iyo Banaanbaxyo bulshada loogu baaqay

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo   Dhawaan Magalada Gaalkayco ee Xarunta Gobalka Mudug waxa laga Hadal Hayay Dhacdo dad badan  ka yaabisay kadib Markii   gaalkacyo uu ka soo baxay shaqsi waxa uu soo bandhigay dad badan  ka yaabiyay   Waxana Qaar ka mid ah culimada gobalka mudug ay siyaaba kala duwan uga hadleen  hadal yaab leh oo kasoo yeeray mid ka mid ah culimada suufiyada ah ee gobalka mudug kaasi oo sawir uu ugu gafay nabi muxamed (NNKH) soo bandhigay arintaasi oo xiisad cusub ka abuurtay magaalada gaalkacyo.

Culimada gobalka mduug ayaa intooda badan ku baaqay in maalinka barito ah la qabto banaan baxyo balaaran oo looga soo horjeedo Hadalka Gafkaa Ee ninkaasi kasoo yeeray.

Shiikh maxamed samatar oo ka mid ah culimada ugu caansan gobalka mudug ayaa ku baaqay in kiiska ninkaasi ay xal ka gaarto maxkmada sare ee gobalka mudug dambiga uu galayna ay maxkamaddu ku qaado

Hoos ka dhageyso codka

LEAVE A REPLY