DHAGEYSO:-Kulan looga hadlayey dhaqan gelinta heshiis u dhaxeeya Puntland iyo Galmudug oo...

DHAGEYSO:-Kulan looga hadlayey dhaqan gelinta heshiis u dhaxeeya Puntland iyo Galmudug oo lagu qabtay Gaalkacyo

0
SHARE

kulankaan oo ahaa mid looga hadlayay wadiiqadii loo mari lahaa dhaqan galinta qodabadii dhanka Nabada oo ay shalay ku kala saxixdeen magaalada Gaalkacyo waxgaradka iyo masuuliyiinta dowlad gobaleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa maanta labada madaxweyne ku xigeen ee Puntland iyo Galmudug waxa ay la qaateen gudigii loo xilsaray dhaqan galinta qodabada lagu heshiiyay maadaama dhowr jeer lagu guuleysan waayay in ay meel maraan qodabo ay ku heeshiiyeen labada dowlad gobaleed.

 

Madaxweyne ku xigeenada dowlad gobaleedyada Galmudug iyo puntlandMaxamed Xaashi Cabdi iyo C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar Cameey oo gunaanadkii kulanka maanta ka hadlay ayaa xusay in looga baahan yahay gudiga loo igmaday taabagalinta qodabadii laysku afgartay in kudadaalaan sidii loo dhaqan galin lahaa.

Hoos ka Dhageyso Codka Madaxweyne ku xigeenka Galmudug

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Madaxweyne ku Xigeenka Maamulka Puntland

LEAVE A REPLY