DHAGEYSO:-Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Khilaafka Gobolada dhexe iyo Colaadaha Galmudug

DHAGEYSO:-Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Khilaafka Gobolada dhexe iyo Colaadaha Galmudug

0
SHARE

Madaxweynaha Maamul Gobleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo la hadlay Warbaahinta ayaa Hambalyo u Diray Umada Soomaaliyeed ku aadan Munaasabada Ciida,

Madaxweyne Xaaf ayaa sheegay in Munaasabada Ciida Owgeed loo baahan yahay shacabka Soomaaliyeed inay is cafiyaan oo laga gudbo Khilaafyada,

Sidoo kale Madaxweyne Xaaf aya Waxa u ka Hadlay  khilaafka Siyaasadeed ee Gobalada Dhexe iyo Sidoo kale Dagaalka ka Soo Cusboonaaday Deganada Maamulka galmudug

Hoos ka Dhageyso Codka

 

LEAVE A REPLY