DHAGEYSO:-Madaxweyne Farmaajo oo si Kulul uga Hadlay Dagaalka Shabaab+Canaan kala Duldhacay Ciidankiisa

DHAGEYSO:-Madaxweyne Farmaajo oo si Kulul uga Hadlay Dagaalka Shabaab+Canaan kala Duldhacay Ciidankiisa

0
SHARE

Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa xili uu la hadlayay Ciidamo ka tirsan Milateriga Dowlada Soomaaliya kala hadlay dhaqanka Guud ee Ciidanka,

Madaxweynaha ayaa sheegay inay Dowladiisu tahay Dowladii shacabka Ciidamada ay saaran tahay Mas’uuliyad Qaran oo laga maarmaan ay tahay inay u gutaan sidii loogu talagalay,

waxa uu Farmaajo hadalkiisu raaciyay inaysan Ciidamadu Qaab Awood sheegasho muujinaya ula dhaqmin shacabka Xiliyada Dagaalada iyo Xiliyada kale intaba,

Qudbadan ayaa Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Maxamed (Farmaajo) ku cadeeyay wax weliba oo ku waajib ah Ciidamada Qalabka sida ee Dowlada Soomaaliya,

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY