Dhageyso Madaxweyne ku xigeenka galmudug oo ka Hadlay Sababta uu uga Soo...

Dhageyso Madaxweyne ku xigeenka galmudug oo ka Hadlay Sababta uu uga Soo Horjestay Go,ankii Madaxweyne Xaaf iyo khilaafka cusub

0
SHARE

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug, isla markaana ah ku simaha Madxweyne ee Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carrabeey) iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka ee Galmudug iyo Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanta ee Galmudug ayaa maanta si wadar ah uga soo horjeestay go’aankii Madaxweynaha Galmudug uu ku taageeray Isbahaysiga Sacuudiga.

Shir jaraa’id oo ay maanta masuuliyiintaan ku qabteen magaalada Cadaado ayay ku sheegeen in ay taageersan yihiin Mowqifka dhexdhexaadka ahaa ay Dawladda Fedaraalka ah horey uga qaadatey Khilaafka Dawladaha Khaliijka.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY