Dhageyso Masuuliyinta labad dhinac oo Gaalkacyo Shir isugu yimid iyo Qodobo...

Dhageyso Masuuliyinta labad dhinac oo Gaalkacyo Shir isugu yimid iyo Qodobo laga Soo Saaray Dagaalka Bariga mudug ka Soo Cusboonaday

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo : Magaalda Gaalkacyo waxaa shir isigu Yimid Masuulyiin ka Kala Socday Maamulada Galmudug iyo Puntland Wxana Shirkaasi looga Hadlayay amniga Gobalka Mudug iyo Colaada ka Soo Cusboonatay bariga Gobalka Mudg

Masuliyiinta Labad dhinac aya is tusiyay halka uu heshiiskii u  ka Liicay Wxana labada dhinac ay wadaaeen talooyin iyo tusaalooyin looga hortagi kar colaada mar kale dib uga soo labatay bariga Gobalka Mdug

Kulanka Markii uu  soo dhamaday Ayaa Waxa kulankaasi laag Soo Saaray Qodobo Muhiim ah oo ku adan colada dib u soo Laabatay

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY