(Dhageyso) Maxaa ka soo Maxay Kulankii Maanta Gaalkacyo ay ku yeesheen Madaxweyne ku xigeenada Galmudug ee looga Hadlay Xal u Helida Dagaalka dhax Maraya Xolo Dhaqatada Galmudug iyo Puntland

Kulakaani Maanta Magaalda Gaalkacyo ay ku yesheen Madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo Puntland Maxamed Xaashi Cabdi iyo Cabdixakiin Xaaji Cameey isalmrkana ay ku wehlinayaeen wasiiro iyo odayaal kala socdaya Labada Dhinac ayaa waxaa uu ahaa mid looga hadlayay Amniga Mgaalada Gaalkacyo iyo sidii labada dhinac ay u sii xoojin lahayen wadashaqeynta ka dhaxeya madama Gaalkacyo ay hirgaliyeen ciidamo isku dhaf ah oo  loo diyaaruayay xasislinta amaanka deegaanda gobolka mudug

Shirkaan ay yeesheen massuuliyinta ayaaa la sheegaya in uu hor dhac u yahay si weyne la filayo in maalinta berito uu ka dhaco magaalda Gaalkacyo kaasi oo xoogiisa loga hadli doono amaanka guud ee gaalkacyo iyo sidi labada maamul ay qeyb uga qaadan lahyeen jojin dagaalada iyo weerarada  inta badan ka dhaca deegaanda meyga gobolka una dhaxeya xoola dhaqatada labada dhinac

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Ayaa sheegay in kulumadaani ay yihiin kuwa lagu xoojinayo kulmadii hore ee labada dhinac ay ku yesheen gaalkacyo isagoona ugu baaqay shacabka in ay nabadda ka shaqeyaan

Hoos ka Dhageyso Codka

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




> Mike Edwards Authentic Jersey 
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
 
Advertisements