DHAGEYSO:- Odayaasha iyo Siyaasiyiinta puntland oo shaaciyay in galmudug ay jabisay...

DHAGEYSO:- Odayaasha iyo Siyaasiyiinta puntland oo shaaciyay in galmudug ay jabisay heshiiskii gaalkacyo iyagona Dagaal Cusub Ka Iclaamiyay Gaalkacyo

0
SHARE

Maamulka Iyo Waxgaradka Gobalka Mudug Ee Dhinaca puntland ayaa shir jaraa’id oo ay si wada jir ah ugu qabteen Magaalada Gaalkacyo, waxaa ay eedeyn kulul ugu jeediyeen maamulka Galmudug.

Waxgaradka iyo Maamulka Gobalka Mudug ee Puntland, ayaa sheegay in maamulka Galmudug uu jabiyay Heshiiskii Dhowaan ay wada Saxiixdeen Labada Dhinac, kaas oo ku aadanaa wada shaqeynta labada Dhinac iyo Xal waara looga gaari lahaa Colaada Gobalka Mudug.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY