DHAGEYSO:- ONLF Oo Shaacisay halka uu ku Xidhan yahay Qalbi dhagax & Magacyada Madaxda Dhiibtay

Afhayeenka Jabhadda ONLF Cabdiqadir Shekh Xasan Hirmooge (Cadaani) ayaa sheegay In Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo kamid ahaa saraakiishii Soomaaliya, sidoo kalane kamid ah Jabhadda ONLF lagu hayo xarunta Wardoonka Ethiopia.

Xarunta Qalbi Dhagax lagu hayo ayuu sheegay in badi la geeyo xubnaha jabhadooda katirsan ee Ethiopia loo gacan galiyo, muddo 2-sano ah ayuu sheegay in xaruntaasi lagu hayo, kadibne loo gudbiyo xarumaha amaankooda la adkeeyey  ,Xarunta Wardoonka Ethiopia ayuu ku sheegay in ay tahay xarun ciidamada Ethiopia ay ku su’aalo weydiiyaan mas’uuliyiinta ONLF ee xaruntaasi la geeyo, kahor inta aanan xabsiyada loo wareejin.

Cabdulqaadir Sheekh Xasan Hirmooge (Cadaani) Af-hayeenka Jabhadda ONLF oo ka hadlay Go’aankii Qalbi Dhagax Ethiopia loogu gacan galiyey ku sheegay in ay mas’uuliyeeda leeyihiin afar xubnood oo katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

1- Max’ed Cabdullaahi Max’ed (Farmaajo) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya. 2-Xasan Cali Kheyre Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya. 3-Cabdullaahi Max’ed Cali (Sanbaloolshe) Taliyaha Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed. 4- Bashiir Maxamed Jaamac (Goobe) oo ah La taliyaha dhanka amaanka Madaxweyne Farmaajo.

Hoos ka Dhageyso Codka

hobyomedia

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeeyay

Akhriso Qodob ka mid ahaa heshiiskii Farmaajo iyo Ururu oo aan dhaqangelin
- Nov 21, 2019
Todobo maalmood kaddib heshiiskii Magalaada Nairobi ay ku kala saxiixdeen Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ...
Akhriso Muxaadaro uu Sheekh Umal ku qabanayo Garoon kuyaala Muqdisho oo laga soo horjeestay
- Nov 21, 2019
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa ku sugan Wadaadka Soomaaliyeed ee caanka ah Sheekh ...
SAWIRO:-Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray Xarun dib loo howlgeliyey
- Nov 21, 2019
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ...
Daawo Qaar ka mida Dadkii ka danbeyay Dilkii Cabduweli Sheekh Cali Cilmi Yare oo dil lGU Xukumay
- Nov 21, 2019
Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay ...
Ciidamo huwan ah oo Al Shabaab kala wareegay deegaano ay gacanta ku hayeen
- Nov 21, 2019
Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo garab ka helayay ciidamada maamulka Jubbaland ayaa howlgal milatari ...
Deg Deg Dowlada Soomaaliya oo War kasoo saartay Dilkii Almaas Elman loogu geestay Xalane
- Nov 21, 2019
War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay dilkii shalay gudaha ...
Akhriso Ciidanka Dowladda Somaliya oo la wareegtay Ammaanka degaano hor leh oo Hoos taga Galmudug
- Nov 16, 2019
Taliyaha Ciidamada xoogga Soomaaliya qaybta 21aad ayaa ballan qaaday in ay la shaqayn doonaan ...
Maxkamadda Hague oo baaraysa xasuuqa muslimiinta Rohingya
- Nov 16, 2019
Garsoorayaasha Maxkamadda danbiyada caalamiga ah ee Hague ayaa ogolaaday codsi ka yimid dacwad oogayaasha ...
XOGAkhri :Sheikh Shariif oo iska diiday Dalab culus oo ka yimid Madaxda Sare
- Nov 16, 2019
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa iska diiday dalab uu hordhigay ...
Daawo Muqaal:Colaadii Xoolo dhaqatada Galmudug iyo Puntland oo Dib u soo Laabatay , iyo odayaashii oo….
- Nov 16, 2019
HM??Xafiiska Gaalkacyo: Warar lagu kalsoon yhay oo ay Helayso Hobyomedia.com aya Sheegaya ...
 
Advertisements