Dhageyso Odayaasha puntland oo ka Hadlay Dad Xoolo Dhaqato ay shegen...

Dhageyso Odayaasha puntland oo ka Hadlay Dad Xoolo Dhaqato ay shegen in puntland ay ka soo jeedaan oo lagu Layay Gobalka mudug

0
SHARE

Qaarkamid waxgarad iyo nabadoonada Gobolka mudug ayaa ka hadalay dad xolo dhaqaataa oo kasoo jeeda Puntland oo lagu layay degaanka Gunburka cagaare hoostaga degmada burtinle.

Nabadoonada ayaa ugu baqay dhinacyada ay dhibku dhexmartay  in aysan degaanka rabshado kale ka dhicin islamarkaana Nabad lagusoo dabaalo

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY