Dhageyso Qodo laga wada Hadlayo Shirka Galmudug iyo puntland Gaalkacyo uga...

Dhageyso Qodo laga wada Hadlayo Shirka Galmudug iyo puntland Gaalkacyo uga Socda ,Qudbado ay Jeediyeen Masuuliyiin labada dhinac ka kala Socday

0
SHARE

Magaalada Gaalkacyo waxaa si rasmi ah u furmay shir u dhaxeeya maamulada Galmudug iyo Puntland kaasi oo looga hadlayo nabada,

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Camey ayaa sheegay in shirka furmay looga hadli doono sadax qodob mudada uu socdo, Labada madaxweyne ayaa rajo fecan ka muujiyay in wada hadalka labada dhinac uu noqdo mid ku dhamaada guul.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY