Dhageyso Qudbadihii ay Jeediyeen Wafdi ka Socda Galmdug iyo Puntland oo...

Dhageyso Qudbadihii ay Jeediyeen Wafdi ka Socda Galmdug iyo Puntland oo Socdaaal ku Tagay Gacmo Fale ilaa Godad ,iyago la Hadlay Reer Miyigii dagalamay labada dhinac,

0
SHARE

Wafdi ka Socdca Mamul gobaleedyada Galmudug iyo Puntland wafdi ay  hogaaminayaaan  aya waxa ay u anba baxeen Barriga gobolka Mudug gaar ahaana  deegaanka Godod.

Wafdigan ayaa kulamo Gooni gooni ah la qaatay waxgaradka deegaankaasi iyo sidoo kale ciidamada Amniga ee kusugan deegaankaasi.

Madaxweyne  ku xigeenka puntland Camay ayaa socdaalkan waxaa ku Weheliyey Gudoomiyaha gobolka Mudug ee labada dhan iyo sidoo kale Gudi ka kooban 36 Xubnood oo shirarkii gobolka Mudug uga socday ee Puntland iyo Galmudug lagu magacaabay.

Hoos ka Dhageyso Codka

 

LEAVE A REPLY