Dhageyso Sababta ka Danbeysa Gubashada Suuqyada ugu Waa wayn ee Somaliya Maxay...

Dhageyso Sababta ka Danbeysa Gubashada Suuqyada ugu Waa wayn ee Somaliya Maxay Tahay ?

0
SHARE

Wararka an ka  helayso Magaalada Muqdisho ayaa Waxaa ay Sheegayaan in Dab Uu Ka kacay Suuq Wayn Oo Ku Yaala Miqdisho Dabka oo ka Ka dhashay koronto uu ka Kacay Qayba ka Mid ah Suuqa .

Ma Jiraan Wax Qasaare Nafeed ah oo ka Dhashay Dabka Marka laga Reebo Qasaara Hantiyadeed oo uu Gaystay

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY