Dhageyso Sanator Ahmed Haashi “Reer Galmudug Wadanimo & Somalinimo Awgeed   ayay...

Dhageyso Sanator Ahmed Haashi “Reer Galmudug Wadanimo & Somalinimo Awgeed   ayay u Diideen in ay Cadowga Itoobya u Gacan Galiyaan Halgame Qalbi Dhagax, Balse wa nasib daro dowladii farmaajo in ay dhibto”

0
SHARE

Sanator Ahmed Haashi oo ka Mida Aqaalka Sare ee Barlmaanka Soomaliya ayaa ka Hadlay warar Been abuur ah oo la isla dhax maray taasi oo ahayd in maamulka Galmudug uu wax ka ogaa arintii gaalkacyo looga soo dhoofiyay qalbi dhagax

waxa uu  Sheegay in Reer Galmudug Wadanimo & Somalinimo Awgeed   ay u Diideen in ay Cadowga Itoobya u Gacan Galiyaan Halgame Qalbi Dhagax,  waxana uu sidoo kale  uu edeyn u jeediyay dowlada somaliya

Dowlada soomaliya ayuu shegay in wax laga waydiinayo sababta muwaadin soomaliyeed oo dalkiiisa dhiiga u shubay logu gacan galiyay cadawga somaliyeed waxaana uu shegay in wadaniniyada iyo dastuurta dalka la baalmaray oo lagu tuntay

Hoos ka Dhageyso Codka

 

LEAVE A REPLY