Dhageyso Sarakiisha Galmudug oo u jawaabay Odayaashii Puntland ee Shalay Waqooyiga...

Dhageyso Sarakiisha Galmudug oo u jawaabay Odayaashii Puntland ee Shalay Waqooyiga Gaalkacyo kaga Dhawaqay dagaal kadib markii ay Shegeen in Galmudgu Heshiiskii ay Jabisay

0
SHARE

HM))Xafiiska  Gaalkacyo Taliyaha Ciidmada Dharaawiishta Galmudug Ee Gobolka Mudug Xasan Faarax
kaarshe Ayaa iska Baryeeray Eedeyn kaga Timid Maamulka Puntland oo ku
Saabsan in Ciidamada Galmudug ay Dad Rayid ah Ku Lee yeeran Dad Rayid
ah

Waxa uuu shegay in aysa Jirin wax ka socda Dhanka Galmudug oo dad rayid ah dilay waxana uu tilmaamay odayaasha puntland iyo siyaasiyiintooda ay  mar walba huriyaan colaada gobalka mudug  isla markana ay diyaaar u yihiin in dagaal ay galiyaan dad shacab ah oo waliba abaaraysan

Hadalkan ka soo Baxay Sarakiisha Galmudug aya waxa uu ku soo beegmay Xili  shalay kulan waqooyiga gaalkacyo ay ku qabteen sarakiisha puntland iyo siyaasiyiinta ay ku shegeen in ciidanka  galmudug ay dad shacab ah ku dileen duleedka gaalkacyo isla amrkana ay jabiyeen Heshiiskii Gaalkacyo waxana  Waqooyiga gaalkacyo ay kaga dhawaaqeen dagaal ay shgeen in ay la gali doonaan dadkii soo weeraray

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY