Dhageyso Shaqsigii loo haystay in uu Gaalkacyo ku soo Bandhigay Sawir...

Dhageyso Shaqsigii loo haystay in uu Gaalkacyo ku soo Bandhigay Sawir uu Nabiga ku Tilmamaay oo Saxaafada Shir Jaraid u Qabtay kana Hadlay Waxa ka Jira Wararkaasi

0
SHARE

waxaa magaalada Gaalkayco waxaa Shir jaraa.id ku qabtay Cabdi Wali Shiikh Cali Cilmi yare oo ka hadlay arinta lagu heesto,

Cabdi Wali Shiikh Cali Cilmi yare ayaa ka hadlay muuqaalo lagu baahiyay bulshada dhexdeeda iyo arinta muranka dhalisay ee ah in uu sawir qof ku tilmaamay Nabi Muxamed,

Waxa uu sheegay in arintaasi been tahay oo laga been abuurayo isla markana shaqo ku laheen,

Hoos ka Dhageyso Codka

 

LEAVE A REPLY