Dhageyso Shirkii Jarid Dowlada Somaliya ay uga Hadashay Arinta Qalbi Dhagax...

Dhageyso Shirkii Jarid Dowlada Somaliya ay uga Hadashay Arinta Qalbi Dhagax iyago Shegay in uu ka Mid aha Argagaxisada ,Dowladuna ay ku Wareejisay Ethopia

0
SHARE

HM__Xafiiska Muqdisho  Kadib KulanGolaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta y ay isugu Yimaadeen oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa ahaa arrimaha amniga Qaranka iyo dhacdadii sarkaalka Jabhadda hubeysan ee ONLF

Markii uu Shirka Soo Dhamaaday ayaa Saxaafada waxa la Hadlay Wasiirka Warfaafinta Dowlada Fadaraalka Soomalia Waxaana  uu u hoereen Saxafada uu u Xaqijiyuay in Dowlada Soomaliya ay iyadu Dhiibtay C.Kariin Qalbi Dhagax , Waxana uu shegay in uu ka Mid aahaa ururada Argagaxisada isla Markana  Heshiiyo  Somaliya  iyo Ethopia  ay Wada Galne uu La Xiriray Wareejintiisa

Hoos  Ka Dhageyso Codka]

LEAVE A REPLY