Dhageyso Siyaasi Salaad Cali Jeele oo Sir Badan ka shifay Arinta Qalbi...

Dhageyso Siyaasi Salaad Cali Jeele oo Sir Badan ka shifay Arinta Qalbi dhagax “Dowlada Maxay Tahay Sababata ay la Amusan tahay Shakiga ayay Sii kordhinayan”

0
SHARE

Shir Jaraa’id oo uu Magaalada Muqdisho Ku Qabtay Siyaasi Salaad Cali ayuu ku Faahfaahiyay Mawqifkiisa ku Aadan Gacan Galinta Qalbi Dhagax oo Dhawaan Dawlada Soomaaliya ay ku Qabtay Hawlgal Ciidamada ka Sameeyeen Magaalada Gaalkacyo . Waxaana Waxii intaa Ka Danbeeyay isasoo Tarayay argtida Siyaayiinta Aqoonyahanada iyo Qaybaha Bulshada Soomaaliyeed ay ka Bixinayaan Go’aankii Dawlada ay ku Wareejiyay Qalbi Dhagax

Salaad Cali Cali jeelle oo Muqdsho kula Hadlay Warfidiyeenada ayaa Sheegay in Dawlada Looga Fadhiya inay Dadweeynaha ka Shaafiso Macluumaad ku aadan inay ku Wareejisay Dawlada ithopia Cabdikariin Qalbi Dhagax iyo in kale Taasi oo hadal Haynteeda Si Weey qabsatay baraha Bulshada.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY