Dhageyso Ururka Alshabaab oo ku Hanjabay in ay Dili donaan Cabdiweli Sheekh...

Dhageyso Ururka Alshabaab oo ku Hanjabay in ay Dili donaan Cabdiweli Sheekh Cali Cilmi Yare oo lagu eedeeyay in uu nabiga aflagaadeeyay

0
SHARE

Al-Shabaab ayaa  Sheegay in ay dili doonaan in lagu edeyay in uu u gafay nabi muxamed NNKH waxana arintan ay ka dhacday magaalada gaalkacyo iyadoona uu been abuur uu ku tilmaamy warkaasi shaqsiga lagu edeyay waxana uu shegay in si qaldan hadalka loo fasiray

Guddoomiyaha Al-Shabaab u qaabilsan Gobolka Mudug Sheekh C/qaadir Abuu Cadnaan ayaa sheegay in ninkan uu caayay Nabiga CSW, isla markaana xukunkiisa uu yahay dil iyo in nafta laga gooyo.  “Adeer Xukunka Ninkaas wuxuu Kitaabka alle ku xukumay dil, insha allaah Ninkaas iyo madaxiisa iskuma oollayaan, Mujaahidiinta iyo Muslimiinta Ninkaas waxaa uga yaal in ay madaxiisa kala gooyaan” ayuu yiri Abuu Cadnaan oo la hadlayay Idaacada Andalus ee ku hadasha Afka Shabaabka.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY