Dhageyso Wararka Dagaalka Bariga Gobalka ,Ciidamada Puntland oo Weerar soo Qaaday iyo...

Dhageyso Wararka Dagaalka Bariga Gobalka ,Ciidamada Puntland oo Weerar soo Qaaday iyo Dad rayid ah oo ay afduubteen

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo : Wararka Naga Soo Gaaraya Deganak Ramaale ee Bariga Gobalka Mudug aya Waxa ay Shegayan in Ciidamo ka Tirsan Kuwa Maamulka Puntand ay Weerar ku soo Qaadeen Dad Xoolo Dhaqato ah sida Hobyomedia.com ay u Xaqijiiyen Dadkda Deganka

Dadka Deganka oo aan Qadka Talefanka kula Xariirnay aya Waxa ay shegeen in kulanyo ka tirsan ciidanka puntland ay weerar ku soo qaadeen dad reer guura ah iyago sheagy in halkaasi ay ka kaxaysteen kana afduubteen labo haween ah

Xaalada Bariga Gobalka Mudug ayan wali xago fiican ku taageneen waxana wali dhacaya weeraro iyo dagaalo goos goos ah  iyadoona xiisada bariga gobalka mdug ka tagan si wayn looga dareemay  Magalada Galkacyo

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY