Dhageyso Waraysi : Cali Cosoble oo ka Shekeynaya Qaabkii xilka looga Qaaday...

Dhageyso Waraysi : Cali Cosoble oo ka Shekeynaya Qaabkii xilka looga Qaaday Qaadacayna Doorashadii dhacday ,isagoo ka hadlay Dowlada Somaliya kaalintii ay ku lahayd

0
SHARE

Madaxweynihii hore ee Maamulka Hir-Shabeelle Cali Cabdullahi Cosoble oo ay Xildhibaanada Hir-Shabeelle xilka qaadista ku sameeyeen 14 Bishii la soo dhaafay ee August ayaa ka hadlay doorashadii Madaxweynaha ee Maanta ka dhacday Magaalada jowhar.

Isaga oo ku sugan dalka Kenya  waxa uuna sheegay in uu gebi ahaanba qaadacay doorashadaas.

“Wixii ka dhacay Jowhar waa dulmi dulmi lagu daray anigu waxan ahay Madaxweynaha Sharciga ah ee Hir-Shabeell,sisharci ah ayaa ley doortay sisharci ahna xilka leygama qaadin, balse xilka qaadistaas waxa ay aheyd qorsho la soo abaabulay oo ay dowladda dhexe ka dambeysay ayuu yiri Cali Cabdullaahi Cosoble.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY