Dhageyso Waraysi lala Yeeshay Madaxweynihii hore ee Galmudug C/Kariin Xusen Gulled oo...

Dhageyso Waraysi lala Yeeshay Madaxweynihii hore ee Galmudug C/Kariin Xusen Gulled oo uu kaga Hadlay Qadiyada uu ka Aminsan yahay ONLF iyo Orahdii”Nin Daad Qaday Xunbo Cuskay” iyoSida Dowlada Farmaajo ay uga Been Abuuratay

0
SHARE

Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ka jawaabay go’aanka Gollaha Wasiirada ee lagu sheegay in heshiis la saxiixay 2-dii May 2016 oo ay Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladda Federaalka Ethiopia ku heshiiyeen in ay si wada jir ah isaga kaashadaan la dagaallanka nabad-diidka iyo argagixisada si loo xaqiijiyo sugidda amniga iyo xasilloonida labada dal.

Go’aanka dawladda waxaa  lagu sheegay in Heshiiskan ay Dowladda Federaalka u wada saxiixay Wasiirkii hore ee Boostada iyo Isgaarsiinta  Maxamed Jaamac Mursal (Geelle) iyo Cabdikarin Xuseen Guuleed.

Hoos ka Dhageyso Codka Gulled

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.