Dhageyso:- Warbixin ku Saabsan Khilaafka Udhexeya Dowlad goboledyada & Hogaanka Dalka Soomaaliya...

Dhageyso:- Warbixin ku Saabsan Khilaafka Udhexeya Dowlad goboledyada & Hogaanka Dalka Soomaaliya iyo Sababta Madaxweyne Farmaajo uu Dhaqaalo Badan ugu Bixiyay Xilka Qadistii Madaxweyne Xaaf

0
SHARE

Waxaa Markii ugu horeysay Soo Muuqanaya wax umuuqda Xal siyaasadeed laga gaarayo Muranka Awoodaha ee ka dhexeya Dowlada Federalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboledyada Qaar ee isku haya Masuuliyada Siyaasada Dibada ,Waxana Ugu Danbeyn Qilaafkii taagan uu keenay in xilka laga qaado Madaxweynihii Maamulka Galmudug inkastoo Ay Sharci Daro tahay Dastuur ahan Qaabka xilka looga Qaaday Madaxweyne Xaaf Hadana Waxa Cad sida ay siyaasiyiinta ay shegyan in Dowlada Somaliya ay Dhaqaalo ku Bixisay Xilka Qaadista Madaxweyne Xaaf

Warbixintani Gaarka ah ayaa Waxaan Idiin kugu soo Gudbineeynaa Xaalada siyaasadeed ee hareeysay Madaxda Dowlada Federalka Soomaaliya iyo Madaxweynayaasha Dowlad Goboledyada kuwaasi oo dowlada aanay kala tashan Talaabadii ay dowlada Soomaaliya ay kaga qaadatay Go,aankii Dhex,dhexaadnimada ahaa ee ku aadanaa Xiriir ujarida Dowlada Qatar iyo xulafada Sacuudiga.

DHageyso Warbixintani oo Si toos ah u dul istaagidoonta xaalada dhab ahaan ee ka jira siyaasada dalka in ay Sacuudiga iyo xulafadiisa ay si dadban u hurinaya.

LEAVE A REPLY