Dhageyso :Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xidig oo yiri “Reer Galmudug Waa la din...

Dhageyso :Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xidig oo yiri “Reer Galmudug Waa la din ku soo Dulay Maamulkiina in la dumiyo aya la rabaa ee isku tashta “”

0
SHARE

HM__Xafiiska Muqdisho  Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xidig oo ka mida Golaha Shacabka ayaa ka hadlay Xiisadda Siyaasadeed ee ka jirta Galmudug,waxaana uu ku baaqay in Madaxda iyo Maamulka Galmudug ay isku Tashadaan oo ay ilaalsadaan Maamulkooda.

Xildhibaanka aya Waxa uu shegay in Maamulka Galmudug Qaab Siyaasadaysan loogu soo Duulay isla markana ay danahooda ka tashtaan shacabka maamulka galmudug isla markaana aysan cidna aysan ka sugin in maamulkooda ay xaliyaan khilaafad yar yar ee dhax  yaala

Dowlad Fadaraalka Soomaliya aya loo eersanaya in ay Hormuud ka tahay Khilaafka ka aloosan maamulka Galmudug oo Gaaray Heer Barlmaanka qayb ka mida ay shaaciyan in Madaxweynihii Maamulkaasi ay xilka ka qaadeen inkastoo xildhibano kale oo ka tirsan ay shegeen in dastuur ahaan aysan sharci aheen qaabka loo wajahay xilka qaadistaasi waxana sidoo kale sidaa yiri xildhibanada barlmaanka somaliya ee labada aqal ku matala maamulka galmudug kuwaasi oo iayguna sharci daro ku tilmaamay fargalinta dowalda iyo xil ka qaadistii madaxweyne xaaf

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Xildhibaan Xidig

LEAVE A REPLY