Dhageyso Xildhibaanadii Xilka ka Qaaday Madaxweyne Xaaf oo Saxaafada la Hadlay ,Shegayna...

Dhageyso Xildhibaanadii Xilka ka Qaaday Madaxweyne Xaaf oo Saxaafada la Hadlay ,Shegayna Sababta xilka ay uga Qaadeen Madaxweynihii Galmudug

0
SHARE

 

Xildhibaan Garaad Yuusuf Maxamuud oo ka mid ah Xubnihii Maanta kulmay ayaa sheegay in kulankoodii ay xilka uga qaadeen Madaxweynahii Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

“Kulankeena waxa soo xaadirtay 55  xildhibaan waxaa kalsoonida kala laabtay 52 xildhibaan laba Xildhibaan weey ka amustay halna wuu diiday, madaxweynaha waxa uu xilka ku weyn karay 46 xildhibaan balse in ka badan ayaa la haley ayuu yiri Xildhibaanka”

Sidoo kale waxa uu sheegay in xilkaas uu si KMG,a ah uu u heyn doono Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey oo Madaxweyne Xaaf uu horay uga dhigay Xabsi Guri.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY