Dhageyso Xildhibanadii Labada Aqal ee Maanta Cadaado u Tagay Xiisada Galmudug oo...

Dhageyso Xildhibanadii Labada Aqal ee Maanta Cadaado u Tagay Xiisada Galmudug oo Been abuur ku tilmamay Xilka Qaadistii Xaaf ,iyago Shegay in Madaxweyne Farmaajo uu Donayo in Magaca Galmudug la Tirtiro

0
SHARE

HM__Xafiiska Cadaado: Maanta Magalada Cadaado Waxa Gaaray Xildhibaanada  Barlamaanka Soomaliya iyo Barlmaanka Aqalka Sare  Waxana Xildhibanada Gaaray ay   Qaadaceen Go,aankii ay Gaaren Xildhibanada Galmdug ee xilka Loga Qaaday  Madaxweyne Xaaf

Xildhiabada Ayaa Madaxda Dowlada Fadaraalka Soomaliya ku Edeyay in ay Doonayso Burburinta Maamulka Galmudug iyagona Sheegay in Galmudug aysan u Dul Qaadan Doonin Faro Galinta Madaxweyne Farmaajo iyo Shaqsiyaadka u Adeega

Dowlada Soomaliya aya la Shegay in 5 milyan o Dolar ay ku Maal Galisay burbinta Mamaulka Galmudug  kadib markii Maamulka Galmudug uu tageray Xulufada Sacuudiga

Hoos  ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY