DHAGEYSO:- Xubno Ka Mida Barlamaanka Somaliland oo ku Dhawaaqdey in ay...

DHAGEYSO:- Xubno Ka Mida Barlamaanka Somaliland oo ku Dhawaaqdey in ay Ciidamo Gurmada ah u Diri Doonto Muslimiinta Rohinga & Tirada Ciidamada

0
SHARE

Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa sheegay in  Somaliland ay shan kun oo askari u dirayso wadanka Myamar.

Warkan soo baxay aya Noqday Mid Dan Badan ka  Yaabiyay ,Balse Dadka Siyaasada Falanqeeya aya hadalkan maamulka Somaliland ka soo Baxy ku Tilmaamay hadal dadku ay u Qadan karaan mid iska  hadal ah

Qowmiyada laga Tirada Badan Yahay ee Muslimiinta Rohinka aya la kulmaya Cadaadis xoogan , waxana Guryo iyo Guud ahaanba Deganadii ay dagnaayeen Dab Qabasiiyay Ciidamada Myamar iyadoona Boqolaal kun oo ah dad magangalyo Doon ah ay soo galeen Xaduuda bangaladhesh kuwaasi oo dhamaantood ah musliimta Rohinga

Hoos ka dhageyso  Codka

LEAVE A REPLY