DHAGEYSO:Barlamaanka Somaliya”” Waa Nasiib Daro in Madaxda Qaranka ay hor istagan Kulankii...

DHAGEYSO:Barlamaanka Somaliya”” Waa Nasiib Daro in Madaxda Qaranka ay hor istagan Kulankii Barlamanka”Xiisad cusub o ka dhax tagan barlmanka iyo madaxda ugu saraysa Qaranka Maxay Tahay Sababtu?

0
SHARE

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ku eedeeyay
xukuumadda Soomaaliya in ay maanta isbaaro u dhigatay kulankii
Xildhibaanada Golaha Shacabka .

Xildhibaano ay ka mid yihiin Mahad Salaad ,Sakariye Maxamuud Xaaji
Cabdi iyo Canab Xasan Cilmi ayaa sheegay in tahay waxii maanta ka
dhacay xarunta Golaha Shacabka wax laga xumaado ,Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa dhankiisa sheegay saaka aroortii in la xiray wadooyinka Magaalada Muqdisho, iyadoo looga gol leeyahay in lagu baajiyo kulanka Baarlamaanka ee maanta.

Canab Xasan cilmi ayaa sheegtay in xukuumadda Kheyre ay sameysay
Musuqmaasuq weyn.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY