DHAGEYSO+SAWIRO:-Masuuliyiin ka socta DF iyo Dawlad Goboleedka Galmudug oo si wada jira...

DHAGEYSO+SAWIRO:-Masuuliyiin ka socta DF iyo Dawlad Goboleedka Galmudug oo si wada jira u dhigay Wajigii labaad ee layrka ku Shaqeeyay Cad-ceeda oo laga Hirgalinayo Magaalada Caabudwaaq

0
SHARE

Masuuliyiin ka socotay Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad
goboleedka Galmudug ayaa si wada jir ah maanta udhagax dhigay Wajigii labaad ee leyrarka ku shaqeeya Cad-ceeda oo laga hirgalinaya magaalada Caabudwaaq.

“Warbixin Masuuliyiin ka socta DF iyo Dawlad Goboleedka Galmudug ayaa si wada jira Maanta u dhigay Wajigii labaad ee layrka ku shaqeeyay Cad-ceeda oo laga hirgalinayo magaalada Caabudwaaq.”

                                         

LEAVE A REPLY