Magacyada Wariyeyaal ku dhaawacmay Qaraxii Maanta ee Baledweyne

Magacyada Wariyeyaal ku dhaawacmay Qaraxii Maanta ee Baledweyne

0
SHARE

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo Qaraxa Magaalada Baledweyne ayaa waxa ay sheegayaan in Qaraxaasi ay ku dhaawacmeen wariyeyaal iyo Dad Shacab ah.

Ku dhawaad 10 qof oo dhawaac ah ayaa la geeyay Isbitaalka Magaalada Baledweyne sida ay xaqiijiyeen dadka ku sugan Baledweyne.

Wariyayaasha ku sugan Baledweyne ayaa xaqiijiyay in Qaraxaasi dadka ku dhaawacmay ilaa iyo hadda laga yaqaan wariyeyaal ay ka mid yihiin C/Shakuur Maxamed oo u shaqeynayay Idaacadda Starfm iyo Saabtv, C/Qaadir Cumar Ibraahim RTN iyo Simba iyo Cabdullahi Cismaan Macallin Jubaland TV  iyo codka hiiraan.

LEAVE A REPLY