Sawiro-Shir u dhaxeya Maamulada Galmudug iyo Puntland oo gor dhow ka furmay...

Sawiro-Shir u dhaxeya Maamulada Galmudug iyo Puntland oo gor dhow ka furmay Gaalkacyo

0
SHARE

Garoonka Diyaaradaha ee Magalada Galkacyo ayaa hadda waxaa ka soconaya shir u dhaxeya Masuuliyiin kala tirsan Galmudug iyo Puntland kuwasi oo ay kala hogaaminayan Madaxweyne ku xigeenada Labada Dhinac.

Shirka ayaa waxaa uu yahay mid looga hadlayo xaalada Magalada Gaalkacyo gaaalkacyo gaar ahaa coladihii ugu dambeyay ee xoola dhaqatada kala soo jeeda labada dhinac iyo sidii howgalo wada jir ah gobolka mudug ay uga bilaabi lahayeen ciidamada isku dhafka ah ee dhawan labada mamul ay sameyen .

shirka oo wali socda islamrkana saxaafada dibada ay ka joogta ayaa marki uu soo idlaado ayaa la filayaa in labada dhinac ay warbaahinta la hadlaaan …

 

LEAVE A REPLY