War Deg Deg ah : Labo Qof oo lagu Dhawacay Dhanka...

War Deg Deg ah : Labo Qof oo lagu Dhawacay Dhanka Galmudug ee Gaalkacyo

0
SHARE

HM))Xafiiska Gaalkacyo   Warar Goordhaw la Soo Gaarsiyay Xafiiska Warqabadka Warbaahinta hobyomedia.com ee Mgaalada Gaalkacyo aya Waxa ay Shegayan in Labo Qof ay Dhaawacmeen Kadib markii ay ku Dhacday Xabad Wiifto ah sida dadka ku Nool Xaafada istaan Golol  ee Dhanka Galmudug ay u Xaqijiyeen Warbaahinta Hobyomedia,com

Xabadan  Wiiftada ah aya waxa ay ka soo Dhaceen Dhanka Xaafada Garsoor ee Waqooyiga Magalada Gaalkacyo dhanka Puntland waxana Lbada Qof  ee Dhawacmay ay ahaayeen Dad Shacab ah oo  ,Marayay wadada dheer ee bile   rafle

Dhawaca Labada Qof Mid ka Mida ah aya ah mid Xoga Fudud Waxana  dadka deganka ay hobyomedia u shgeen in wiiftadaasi ay  labada qof  ku dhawacmeen

Xabadahan  xaafada garsoor ka soo dhacay aya waxa ay is waydaarsanayay ciidamada puntland iyo kooxo soo wareeray masuul ka tirsnaa puntland waxana halkaasi ay ku dileen  Sarkaal ka tirsanaa Wasaaradda Maaliyada ee Maamulka Puntland oo ku sugnaa Gurigiisa oo ku yaala halkaasi,

Dadka degaanka ayaa Xaqiijiyay Geerida Mas’uulkan oo ay Rasaaseeyeen dhalinyaro Baastoolado ku hubeysan kuwaasi oo Goobta isaga Baxsaday,

Ciidamada Amniga ee Maamulka Puntland ayaa Goobta Dilku ka dhacay soo gaaray kuwaasi oo Meydka ka qaaday halka dilku ka dhacay,

Wixii Warar ah oo ku soo kordha kala Soco Hobyomedia.com

LEAVE A REPLY